(Sawirro) Degaan todobaadyo lagu dagaalamayey oo ugu dambeyn lagala wareegay Al-Shabaab

Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Maamulka Galmudug oo ay xagga cirka ka taageerayaan diyaaraddaha aan duuliyaha laheyn ee Maraykanka ayaa ugu dambeyn maanta galay tuulada Qaycad oo qiyaastii sideed km u jirta degaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug. Ciidamada qabsaday Qaycad ayaa labaatankii maalmood ee la soo dhaafay dhawr duulaan oo ay qaadeen iska caabin xoog … Continue reading (Sawirro) Degaan todobaadyo lagu dagaalamayey oo ugu dambeyn lagala wareegay Al-Shabaab